AdTwirl.com - Mobile Advertising Network



Mini Chat



HEES CUSUB DHULKA HA IGUSIIDAN - NIMCO YASIN

Продолжительность: 00:05:37

HEES CUSUB SOMALI DHULKA HA IGUSIIDSN

Добавить комментарий

Имя:
Комментарий:

Комментарии

Написал: MrGaladi1, 18.02.2011, 07:07

Caadi ma aha heesta miraha iyo codka laakiin dadkaan waxaan la yaabey oo qabiilka la cararaya dhamaan waxaynu nahay somali teeda kale waxayni ka wada imaaney haawo iyo aadam plz naga daaya qabiilkaan baas waa waxa aan wadankeena ku burburiney
Написал: Hindisaa, 24.08.2011, 11:33

Nimcoy sidaan lagaama fileyn, Cod iyo heesu cusub baad leedahay kuwo hor lehna waad heli kartey ee maxaa Heesta Magool kuu geeyey? magol baddeeda lama galo waa lagu ceeboobaa, alta and basa aa laga heesaa adigaa dhulka ku jiidmaaya. Axmed Saleebaan markaad leedahay heestii magool hal beyd iigu dar ma oran kartid miyaa hees cusub ii samee? yaab badanaa.
Написал: ali omar, 16.07.2011, 15:00

Tani maxay heestan uga daba qaaday Magool,way ku ciyaatay heestan,Magool iyo miyaaba laga daba qaadaa hees,Heestan nimacadeedana mooye dhulkay ku jiid jiiday,Dadka heesa waxaan odhan lahaa horta heesta inta aydaan qaadi hadii fanaan hore lahaa in aad faanka is uu u qaaday dhagysataan,Magool oo kalena heesahay ay qaaday yaa isugu dhawaan kara.Toon hoose ayay ka qaadaysaa heestiiba meel ayay kaga dhacday.
Написал: Ricki Rossi, 28.07.2011, 00:42

I love it :D
Написал: bleuetmarron, 17.02.2011, 20:13

oh ouiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
Написал: Sunnydeol355, 04.04.2011, 22:33

wwwwwwwwwwwww heestan Caadi mahan nicmo yasin adiga ku fiican heestan kawaran bal yaah inaba caadi mahan ...
Написал: Chilly Carvalho, 28.03.2011, 09:39

Hi I like you voice and will help you with your music. I am a music producer In London let me help you make your music better.talk to me I am waiting
Написал: deegaanrabi, 18.04.2011, 12:45

@WANAGSANN sxb wa runtaa heesta horey ayay u jirta waxbana lagama badlin intii hore ee qayb baa lagu kordhiyay isla abwaankii hore u sameeyay ayaa hadana ku daray beed kale iyaduuna u dhiibay waad fahantaan moodaa hada thnx sxb .
Написал: 12345678957188, 07.02.2011, 14:39

kkkkkkkkkkkkkkkk
Написал: abdirahman liban, 17.02.2011, 05:34

woooooooooooooow ya salaaam inaanti jacaylka nimco sharaaaaf fanku wa haybaad manshalaaah ya nimcooo bartaa ka si waaad heestan runtiii halkeedi baad mariseeeey
Написал: Salah Osman, 13.11.2012, 07:28

kkkk Nimco Jaamac maa gabar yar ah kkk weligeed Seeri X ayey aheyd Magool inay u dhowaato iska dhaafee meel ay 20 sano ka hor marta qoftaan ma mari karto. Waxaan aad ula yaabay markii ay tiri hees cusub oo dhowaan la ii sameeyey waa hees 27 sano ka hor la qaaday hadana caan ah.
Написал: mahdi yare, 06.09.2011, 13:27

lee nimca yaasiin wlh xun too aatahay kawaran hee
Написал: HakinHo, 13.02.2011, 01:46

wooow funny song dheega aan ku saroo dhabuulada habeenkii dhunka ha igu sii deyn yaa nimco sharaf dhulkaba u quudhaya
Написал: Hamiticunion, 14.09.2011, 02:49

Lovely song. Hamitic Union forum
Написал: xMOExMaGiCzZ, 13.12.2011, 01:44

alla haw naxariisto magool way dhimatay lakiin nimco way nooshahay heestay doontana way qaadi kartaa waana gabadh yar wali come on nimco wakhti kama tagin wali
Написал: galaydh1000, 11.04.2011, 13:01

waxaasaa coda thanks nimco iyo sxbkay abdisalaan jimmy music ga
Написал: Abdigani1976, 10.03.2013, 21:42

Waaaaaaaaaaw
Написал: Hindisaa, 24.08.2011, 11:08

Intaanan heesta ka hadlin, marka hore maad ii sheegtaan maxa si ka ah timaha Nimco, tin ma leh miyaa miyey xiiran tahay? walee waxbaa jira. kuwaan ay soo saaratay waa kuwii dukaanka yaallay.
Написал: HybOj, 21.12.2011, 22:21

0:40 and on... nice singing :D
Написал: hamud saleban, 25.02.2011, 22:06

waan jeclahay nimco yaasiin
Написал: Hanad Hassan, 18.01.2013, 21:21

Masha alaah ka naxow. Nafta waa iskama doneyso nimco. Way u dhAlatey coka. Iyo quruxda. Ilaahaw. Kuu siyaadi. Amiin huuno i love u so much
Написал: Ali DOOB, 24.07.2011, 20:22

[iminent=PsZXL8YVffOB]
Написал: Queen Of Hargeisa, 17.11.2011, 14:07

NIMCO SHARAF II NOLOOW EEDO UMAAAAAC,,QAXOOTI BADAN BAAD CIISHEE AAN HABEEN IYO MALINBA YOUTUBE DHEX SEEXDEE KKKKKKKKK
Написал: ago dayib, 21.05.2011, 17:15

axyaa ax cod macaanaa
Написал: Ahmed Hassan, 22.07.2011, 10:27

i hate the copie song nimco yasin sorry that 's copie