AdTwirl.com - Mobile Advertising Network



Mini Chat



HOOYO BY SH.AXMED NUUR

Продолжительность: 01:01:55

Добавить комментарий

Имя:
Комментарий:

Комментарии

Написал: fahmi Imhaf, 28.11.2013, 18:37

mansha allah <3 <3
Написал: Ifraah Abdinoor, 02.12.2013, 11:12

maansha allah aloow dhamaan hooyooyinka cadaabta ka xoree
Написал: gaani adam, 19.01.2014, 20:20

Написал: Zak Mohamed, 05.08.2013, 21:39

Mashallah
Написал: Ali Abdi, 25.10.2012, 02:57

manshallah
Написал: abdiaziz ahmed khalif, 09.06.2013, 20:47

masha allah det är faktum bäst SH:
Написал: Abdi hamza, 28.10.2012, 13:26

Waa sax wlh hooyo macan
Написал: caida cali, 16.07.2013, 01:37

masha alaah ilaah hooyooyin janad ilaah ha ugu bishaareeyo anga ahan dhig kuwa salaxiin ah
Написал: Cena2018, 14.11.2012, 20:22

Ameen
Написал: Abdi Yousef, 16.04.2012, 04:23

Masha Allah . qeer Ilaahey ku siiyo sheekh janatu alfardos ilaheey haku galiyo ... Insha allah there will be more ppl like you
Написал: mohamed ahmed, 12.07.2013, 14:36

mansha allah
Написал: haljam0112, 10.08.2011, 16:32

masha allah jazzakallahu kheir..
Написал: zahranur1, 17.09.2011, 00:15

qalbigaaga iyo qabrigaadaba Allaha nuuro iyo keennaba iyo waalidkeenba iyo muslimiinta oo dhan inti dhimatay iyo inta noolba.kheyrkaagana Allaha na siiyo.
Написал: Mariam Khalil, 16.04.2013, 22:46

Masha'allah I like this sheikh, جزاك اللهُ خيراً‎ Sheikh Ahmed Nur.
Написал: salaman said, 26.05.2013, 21:12

mashaallah
Написал: Cena2018, 14.11.2012, 20:30

Always respect your mom 3 times more than others
Написал: mustafe hassan, 24.07.2013, 19:07

mansha allah ilahay hooyaday iyo hoyooyinka kale janaadi fardoosa ha geeyo
Написал: DawahUnited, 18.11.2012, 11:08

Mashallah, very beautiful lecture about mothers.
Написал: Cabiira1, 07.04.2012, 11:46

soomaalida maba yaqaa naan jacaylka ceebayna u yaqaanaan mid hooyo iyo mid xaaskiisa iyo mid marwadiisaba iyo mid ilma hoodaba see markaas ay ku jeclaana yaan hooyadood soomaalida waa umad qalafsan oo ad adag waxad arkeysaa hooyo la leeyahay qayla badanaa iyo hooyo marka loo yeerayo la leeyahay eeyaahee waa islaanta gobolada qaar soomaalida wax waarid qiimeeya waaba faro kutiris ilaahay hasoo hadeeyo soomaali dana hala baro jacaylka inta daruuriga ah ee aaney diintu diida neyn
Написал: Cena2018, 14.11.2012, 20:22

Manshallah I will not be disrespectful to my Elder anymore I Love you Mommy
Написал: Abdi-Qani Addow, 01.10.2012, 12:07

jizaka alahu qeyr axsana jizaa sheikh ahmed waa muxadaro qiiro leh runtii ilaheey misakada aaqiro alah hakugu siyadiyo angana kuwo baari ah hanga dhigo yaa raxmaan
Написал: Cena2018, 14.11.2012, 20:29

Inallilahi inahu waragun
Написал: awil omar, 29.03.2014, 15:12

mashallah sh axmed noor ilaah ajar kaa siiyo